Shape Shape

š†š¢š­š”š®š› š¢š²šØ š…ššššš¢ššØšØš²š¢š§š¤š¢š¢š¬šš

Shape
Shape
Shape Shape
13 August 2024 2,568+

š†š¢š­š”š®š› š¢š²šØ š…ššššš¢ššØšØš²š¢š§š¤š¢š¢š¬šš

Waxaan Mar Kasta Maqalnaa Erayga "š—©š—²š—暝˜€š—¶š—¼š—» š—–š—¼š—»š˜š—暝—¼š—¹" - Maxuu Yahay GitHub? Goorma ayaa la Aasaasay, Yaase Aasaasay?

š†š¢š­š”š®š› š¢š²šØ š…ššššš¢ššØšØš²š¢š§š¤š¢š¢š¬šš

Waxaan Mar Kasta Maqalnaa Erayga "š—©š—²š—暝˜€š—¶š—¼š—» š—–š—¼š—»š˜š—暝—¼š—¹" - Maxuu Yahay GitHub? Goorma ayaa la Aasaasay, Yaase Aasaasay?

 

GitHub waa mid ka mid ah aaladaha ugu caansan marka laga hadlayo version control. Waa tool loo adeegsado samaynta software-yada, waxaana la aasaasay šŸšŸŽšŸŽšŸ–-š¤š¢š¢. Aasaasayaashiisu waa TšØš¦ šš«šžš¬š­šØš§-š–šžš«š§šžš«, š‚š”š«š¢š¬ š–ššš§š¬š­š«ššš­š”, šš‰ š‡š²šžš­š­, š¢š²šØ š’šœšØš­š­ š‚š”šššœšØš§.

 

GitHub waa platform loo adeegsado kaydinta, maareynta, iyo wadaagista code-ka iyadoo la adeegsanayo system-ka version control ahaan. Marka ugu horreysa, waxaad samaysanaysaa šššœšœšØš®š§š­ š†š¢š­š‡š®š› ah. Kadib, waxaad account-gaa ka dhex samaysanaysaa š«šžš©šØš¬š¢š­šØš«š², halkaas oo aad ku kaydin kartaa code-kaaga. Intaa ka dib, waxaad awood u yeelanaysaa inaad code-kaaga ku shubto server-ka ama aad la wadaagto qof kale. Haddii khalad ka dhaco inta aad developgaraynayso system-kaaga, GitHub wuxuu kuu oggolaanayaa inaad ku laabato version hore, taasoo ah halka erayga "Version Control" ka yimid.

 

š…ššššā€™š¢š¢ššØšØš²š¢š§š¤šš š†š¢š­š‡š®š›:

 

1- š‚šØš„š„ššš›šØš«ššš­š¢šØš§: Waxaad si fudud ula shaqeyn kartaa dadka kale adigoo isticmaalaya pull requests iyo issues, taasoo fududeynaysa iskaashiga mashruucyada.

2- š•šžš«š¬š¢šØš§ š‚šØš§š­š«šØš„: Waxaad si sahlan ugu ilaalin kartaa versions-ka kala duwan ee code-kaaga, adigoo dib ugu laaban kara version-kaagii hore haddii ay dhacdo in isbedel aan loo baahnayn la sameeyo.

3-š—–š—¼š—±š—² š—¦š˜š—¼š—暝—®š—“š—²: GitHub wuxuu kuu oggolaanayaa inaad ku kaydiso code-kaaga si ammaan ah, una heli karto meel kasta oo aad joogto.

4- š—–š—¼š—ŗš—ŗš˜‚š—»š—¶š˜š˜†: GitHub wuxuu leeyahay community ballaaran oo aad kula wadaagi karto aqoonta iyo code-ka, taasoo kuu suuragelinaysa inaad wax ka barato kuwa kale.

 

Ugu dambayntii, GitHub waa tool muhiim ah oo qof kasta oo programmer ah u baahan yahay. Waxay kaa caawinaysaa inaad dhisto portfolio, ama aad kaydiso code-kaaga, iyo inaad ku biirto community weyn. maantaba kusoo biir GitHub.

 

halka ku booqo si aad usoo aragto account aan ku leeyahay Github

š—µš˜š˜š—½š˜€://š—“š—¶š˜š—µš˜‚š—Æ.š—°š—¼š—ŗ/š—·š—¶š—ŗš—°š—®š—®š—¹š—²š—“š—®š—¹š—¶š—¶š˜…š—²

š—µš˜š˜š—½š˜€://š—·š—¶š—ŗš—°š—®š—®š—¹š—²š—“š—®š—¹š—¶š—¶š˜…š—².š—°š—¼š—ŗ/š—®š—Æš—¼š˜‚š˜š—ŗš—²

@š—·š—¶š—ŗš—°š—®š—®š—¹š—²š—“š—®š—¹š—¶š—¶š˜…š—²

š—µš˜š˜š—½š˜€://š˜„š˜„š˜„.š˜†š—¼š˜‚š˜š˜‚š—Æš—².š—°š—¼š—ŗ/@š—²š—»š—“_š—·š—¶š—ŗš—°š—®š—®š—¹š—²š—“š—®š—¹š—¶š—¶š˜…š—²

#GitHub #SoftwareDevelopment #Collaboration #VersionControl

 

Share:

Comments (0)

Leave a comment